Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


XIISAD KA OOGANTAY PUNTLAND !

 

Bosasso,1da September 2002
Report by Banadir.com

Dawlad Goboleedka Puntland ayaa habeen hore gacanta ku dhigtay hub fudud oo ka kooban 40 qoryaha boobaha ah ee AK-47 iyo rasaastooda iyo dhawr qori oo ah nooca loo yaqaan Sk-50, hubkaas oo saarnaa dooni mareysay xeebta magalada Qandala ee Gobolka Bari .

Waxaa Ciidanka Madaxa Dawlad Goboleedka Puntland Col. Cabdullahi Yuusuf uu tuhunsan yahay in hubkaan loo waday taageerayaasha ay iska soo horjeedaan ee taabacsan Jaamac Cali Jaamac .

Laakiin Reer Xaaji Faarax oo ah milkiilaha doontaa ayaa shaaca ka qaaday in hubkaa fudud ay iyagu iska leeyihiin , kagana ilaashadaan doonyahooda afduubka laga caadeystay beryahan danbe gobolka Puntland .

Ilmo Xaaji Faarax waa reer ka baayac mushtar kalluumeysiga oo si aad ah looga yaqaan Gobolka Bari .

Waxayna xiisaddan hubkan soo shaac baxay xilli uu Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Quruumaha ka dhexeysa Koofi Anaan u soo magacaabay guddi adkeeya cunaqabteynta dhinaca hubka ah ee Golaha Ammaanka ku soo rogay Dalka Soomaaliya dabayaaqadii sanadkii 1992 .

Ilaa iyo iyo iminka wax war ah oo la xiriira qabashada hubkaan fudud lagama hayo Maamul Goboleedka Puntland ee uu madaxda ka yahay Cabdullahi Yuusuf Axmed .


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright © 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


Max'ed Xuseen Gudbaaye ' waa in sida ugu dhaqsiyaha badan maxkamad Islaami ah looga furayo degmada Balcad '
Cadowgaaga Cadowgiisa waa saaxiibka , waxaan maxkamada heshiiska ula galnay , in ay ka horyimaadeen hogaa miye kooxeedyada uu wadanka ka degi la,aa 15kii sano ee la soo dhaafay iyo in aysan ahayn dad xukun doon ah , anigana waxaan ku howlgalaya qorshaha DFS.
Kutubkaan la magacbaxay  - Ka qancinta mu'miniinta barakaysiga dadka wanaagsan -  waxaa qoray Sh. Cusmaan Sh. Cumar Sh. Daa'uud oo ku magacdheer Sh. Cusmaan Xiddig.
Waxaa maanta shir jara'id qobtay Cilmi Cismaan Boqore waxaanauu ka hadlay dhibaatada ka jirta Muqdisho ... BALCAD (TAY-TAYLEEY) Waa Magaalo Qadiim ah! Dood furan oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha G/banaadir ,ku xigeennadiisa iyo dhaq-dhaqaaqa ururrada bulshada rayidka ah ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Hotel Ramadan INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN  Tacsi: Marxuum Cabduqaadir Yaxya Cali Waraysigii  Siyaasi Abdulahi Shiikh Xasan oo ku saabsanaa Xeridiisii iyo Socodkii uu ku tagay Puntland M.M.AFRAH - JOURNALIST OF THE YEAR 2005 Editorial: Simple Solution: No to Ethiopians, Yes to AU troops Press Release - Pan-Somali Council for Peace and Democracy (ISRAACA) - Neutral Peacekeepers Should Be Sent to Somalia Somali-Canadian Working Group for New Generation (SCWGNG)
&
Somali Sports & Cultural Association (SOSCA) Invites You - Black History Month Waraysigii Raisul Wasaraha jamhuuriyadda Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi Profile: Ali Mohamed Ghedi r Waraysi - Shariif Xasan - Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya.
The Centre for Research & Dialogue (CRD)
The Somali-Canadian Working Group for New Generation