Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


Gudoomiyaha Ururka Haweenka Soomaliyeed oo booqasho gaaaban ku soo gaartay North America

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed Drs. Caasho Cumar "Geesdiir" oo beryahan booqasho wacyigilin ah ku maraysay North America soo gaartay Magaalada Toronto, Canada. Drs Caasho waxay si faahfaahsan uga hadashay xaaladda guud ee dalka uu maraayo, iyo sida loogu baahan yahay qurba jooga Soomaliyeed inay kaalin wax ku ool ah ka qaadan dib u dhisidda Soomaliya. Xafladaas oo ay ka qayb galeen dhamaan qurba jooga degan magaaladda Toronto, waxaana si gaar ah uga dhex muuqday soo dhowaynta Drs Caasho asxaabteeda Jaamacadda Hindiya , Fanaaniita Qaranka iyo dadweyne fara badan.

Drs Caasho waxaay ka codsatay qurba jooga inay xoogooda iyo maalkooda isugu geeyaan siday wax ugu tari lahaayeen walaalahooda Soomaaliyeed ee wadanka jooga , gaar ahaan haweenka Soomaliyeed oo dhibta ugu wayn ay soo gaartay mudadii 20 ka sanno ee la soo dhaafay.

Drs Caasho waxay kaloo booqasho gaaban ku tagtay Wadanka Maraykanka oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Qabanqaabiyayaasha: Hilowle Abukar, Axmed Mire, Farxiyo Gacal, Dhabaryare iyo Batuulo Sh. Axmed.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved