GOLE WASIIRO CUSUB OO LAGU DHAWAAQAY

Gole Wasiiro cusub oo ka kooban 91 ayaa Raiisul Wasaaraha Somaliya Prof. Cali Maxamed Geedi kagga dhawaaqat maanta Magaaladda Nairobi. iyadoo Maantana la magacabay 42 Wasiir,42 Wasiir kuxigeen iyo 5 Wasiire Dowle, taaspp tustay in wax is bedel weyn ah lagu sameynin Wasiirada marka loo eego kuwii horey loo Magacabay.

Wasiiradda Cusub iyo Xililkooda waxay kala yihin sidan:

Magacyada
Jago
1- Muuse Suudi Yalaxow
Wasiirka Ganacsiga
2- Maxamed Qanyare
Wasiirka Amniga
3- C/lla Deerow Isaaq
Wasiirka Dastuurka Federaalka
4- C/Risaaq Cusmaan Xasan
Wasiirka Qorsheynta
5- Cumar M.M.Finish
Wasiir Diinta iyo Awqaafta
6- C/llaahi Sheekh Ismaaciil
Wasiirka Arrimaha Dibadda
7- Xuseen Caydiid
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Raiisul Wasaar ku xigeen
8- Xasan Abshir Faarax
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Qeyraadka Badda
9- Sheekh Aadan M Nuur
Wasiirka Garsoorka
10- C/raxmaan Maxamed Cali
Wasiirka Gaashandhiga
11- Saalim Caliyow Ibraw
Wasiirka Maaliyadda ahna Raiisul Wasaare Kuxigeen
12- Fowsiyo Sheekh Maxamed Xasan
Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoyska
13- Ibraahim Maxamed Isaaq
Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta iyo Daaqa
14- Xasan Maxamed Nuur Shaatigudud
Wasiirka Beeraha
15- Yuusuf Maxamed Axmed Xaraare
Wasiirka Shidaalka
16- Cusmaan Cali Caato
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta
17- Cali Ismaaciil Cabdi Gees
Wasiirka Gaadiidka iyo Badda
18- Ibraahim Aadan Xasan
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
19- Maxamud Salaad Nuur
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha
20- Maxamed C/llaahi Cusmaaciil
Wasiirka Horumarinta Iskaashiga
21- Xuseen Ceelaabe Faaxiye
Wasiirka Daryeelka Naafadda iyo Aqoonta
22- Maxamed Nuuraani Bakar
Wasiirka Tamarta
23- Mowliid Macaani
Wasiirka dhulka iyo Degaanka
24- Bare Aadan Shire (Hiiraale)
Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta
25- Bootaan Ciise Caalin
W. Dhaqan Celinta iyo Mashaariicda Dowladda
26- Cali C/laahi Cosoble Siyaad
Wasiirka Waxbarashada
27- Cabdicasiis Sheekh Yuusuf
Wasiirka Caafimaadka
28- Xuseen Maxamud Sheekh
Wasiirka Tacliinta Sare
29- Cabdi Xaashi C/llaahi
Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka
30- Maxamed Cusmaan Maye
Wasiirka Deegaanka iyo Ladagaalka Caafoyinka
31- Cusmaaciil Maxamed Hurre (Buubaa)
Wasiirka Iskaashiga Caalamiga
32- Maxamud Siid Aadan
Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta
33- Maxamed Maxamud Xeyd
Wasiirka Dalxiiska iyo Duur Joogta
34- Maxamed C/llaahi Safir
Wasiirka Warfaafinta ahna Kuxigeenka Raiisul Wasaaraha.
35- C/kariim Axmed Cali
Wasiirka Lacagta
36- Sheekh Aadan Sheekh Maxamud
Wasiirka Dib u Heshiisinta iyo Jaaliyadda Dibadda
37- Faarax Cali Faarax
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
38- C/llaahi Jaamac Daakir
Wasiirka Dhalinyarada iyo Sportiga
39- Xasan Jaamac
Wasiirka Cilmiga iyo Tignalanoojiyada
40- Maxamud Kaamil
Wasiirka Iskaashatooyinka
41- Cali Jaamac Jengeli
Wasiirka Boostada
Wasiiru Doowle
Jago
1-Ibraahin Sh. Cali Arimaha Dibada
2- Dr Qaalid Cumar Cali Arimaha Xafiiska Madaxwaynaha
3- Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Arimaha Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha
4-Maxamuud Xareed Wasaaradda Gaashaandhiga
5- Cabdiraxmaan Adan (Ibi) Baarlamaanka iyo Xukuumada
Wasiir Ku Xigeeno
Jago
1- Xasan Axmed Jaamac
Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada
2- Sh Maxamed Nuur
Wasiiru ku xigeenka Arimaha Diinta iyo Awqaafta
3-Ibraahim Xuseen Cali Saalax
Wasiiru ku xigeenka Batroolka
4- Maxamed Cali Bilaal
Wasiiru ku xigeenka Beeraha
5- C/kaafi Macalin Xasan
Wasiiru ku xigeenka Boostada YO Isgaarsiinta
6- Dr Cusmaan M. Maxamuud Dufle
Wasiiru ku xigeenka Caafimaadka
7- Geele Maxamed Adan
Wasiiru ku xigeenka Dalxiiska iyo Duurjoogtada
8- Cabdi Rashiid Maxamed "Xidig"
Wasiiru ku xigeenka Amniga Qaranka
9- Maxamed Axmed Kulan
Wasiiru ku xigeenka Tastuurka iyo Arimaha Federaalka

10- Bashiir Maxamed Adan

Wasiiru ku xigeenka Dhalinyarada Isboortiga
11- Cabdikariim Cige Guuled
Wasiiru ku xigeenka Dib u dhiska iyo dib u dajinta
12- Cumar Adan Xasan
Wasiiru ku xigeenka Gaashaandhiga
13- Cabdulaahi Axmed Cabdulle
Wasiiru ku xigeenka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
14- Amiin Axmed Shiikh
Wasiiru ku xigeenka Ganacsiga
15- Yuusuf Maxamed C/qaadir
Wasiiru ku xigeenka Garsoorka
16- Cabdiraxmaan Maxamed
Howlaha Guud iyo Guryeenta
17- Cabdi Axmed Dhuxuloow
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Tacliinta
18- Dr. Xasan Isaaq Yacquub
Wasiiru ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa
19- Dr Xasan Isaaq Yacquub
Wasiiru ku xigeenka Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka
20- Deeqo Jaamac Col. Ujoog
Wasiiru ku xigeenka Skaashi Goboleedka
21- Dr. Cabdulqaadir Nuur Caraalle
Wasiiru ku xigeenka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada
22- Maxamed Xasan Ibraahin
Wasiiru ku xigeenka Maaliyada
23- Ciise Wehliya Maalin
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga
24- Cabdulqadir Sh. Maxamed Nuur
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaala
25- Salaad Cali Jeele
Wasiiru ku xigeenka Wasarada Warfaafinta
26- Cabdulaahi Cabdi
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Warshadaha
27- Fahmo Axmed Nuur
Wasiiru ku xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha
28- Xirsi Adan Rooble
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Dakedaha Gaadiidka Bada
29- Maxamed Isaaq Yaroow
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Hantida Qaranka iyo Qallabaynta
30- Maxamed Cismaan Qudub
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibadA
31- Muqtaar Maxamed Yuusuf
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
32- Saciid Xasan Shire
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Miyiga

33- Axmed Maxamed Cabdi

Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha
34- Maxamed Sh Isaaq
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Tamarta
35- Mire Xaaji Faarax
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Lacagta
36- Maxamed Jaamac
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Daryeelka Naafada iyo Agoonta
37- Xuseen Maxamuud Musse
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka
38- Xuseen Cabdi Salaad
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta
39- Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka
40- Xussen Maxamed Xuseen
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada
41- Maxamed Cali Daahiye
Wasiiru ku xigeenka Wasaarada Deegaanka iyo Maraynta Aafooyinka