Wasiirada hobeysan ee Magalada Muqdisho oo ka muregeysan heshiiska ay gaaren Shariifka & C/llaahi yuusuf.

Markii lagu dhawaaqay in ay heshiis ay kala saxiixden labada masuul ee ugu sar sareeysa Dowladda federaalka Somaliya ayaa waxaa si wey u soo dhaweeyey masuuliyin katirsan dowladad federaalka Somaliya oo uu guhoreyo ra"wasaare cali mxaamed geedi.

Heshiiskaan ayaa waxa si yaabo kala duwan ugahadlay masuuliyin katirsan dowldda iyo ku aana kaba tirsaneen iyo aqoon yahano kasirsan urura Bulsha rayinka ah ee kula sugan gobalada dalka Somaliya

Hadaba waxaa si weyn loo sugaye sida ay uga hadlidoonan hogaamisha awooda ku leh gudaha dalka somaliya, qaasan magalada muqdsiho.hada markii shaaca laqaaday in labadii masuul ee in muda ah qilaaf koodu uu soo jiitamayey ay soo af meeren qilaaf koodii ayaa waxaa shaki wey laqaba baa sida ay ku aqbali doonan hogaamisha Hubeysan Ee Magalada muqdsiho

Wasiirka ganacsiga Alxaaji muuse Suudi yalaxoon ayaa mar ay saxaafo wax ka weydiisay sida uu u arko heshiiska dhex maray C/llaahi yuusus Iyo Shariifka ayaa wax uu ku gaabsaday in uu san war baka heen heshiiska ay gaareen Shariifka iyo c/llaahi yuusuf.

Aniga in heshiis ay gaareen C/llaahi iyo shariifka Waxaan kamaqlay raadiyaasha balse aniga muuse ahaan hadii xal loohelayo arimahii an is ku heynay C/laahi yuusuf Waxaan soo dhaweynaa lakiin hadii aan lacadeen heshiiska waxa uu yahay aniga ma umaleeyna sida aan ku qaadankaro taasoo u lajeeday wasiirka hadii aan ii cuntamid maqaadan doono.

Dhan kale wasiirha Hoowlaha guud Iyo guryeynta Cismaan Xasaan cali caarto ayaa asagana dhankiisa sida ay ulamuuqato Heshiiska lagu gaaray sanco.waxa uu sheegay in hadii uu cabdulaahi ka tanasulo ciidamada i toobiyaank ah si weyn aan u soo dhaweynayaan heshiiska, Wasiirka ayaan in taas raaciyey in uu si wey u aamin sanyahay shariifka uu naku taageerayo moow fiqkiisa.

Wasiirka Amniga qaran maxamed qanrae Aqrax ayaana wax war ha ka soobixn dhankiisa sida uu u arko heshiiska dhex maray Madaxwreynaha Iyo guudimah baarlamaanka Somaliya.

Wasiirka Dib u dhiska iyo dib udajinta Dowlada Federaalka Somaliya Anha Gudomiyaha si baheysiga Dooxada juba ayaa si wey oo aan wax madood ah aan galin heshiiska ay wadageeren Labada masuul u soo dhaweyey.taaso ah wasiirkii ugu horeyey oo taageera heshiiska ay wadgaareen maxadweynah Dowladelaaka Somaliya iyo gudoomiyaha Baarlaamka Somaliya Shariif Xasan

Hadab Waxa ay dad weynah ku dhaqan magalada muqdisho ay is wey diinayaa ayaa ah markii uu shariifka uu lasoo laabto heshiiska ay wada gaareen asaga iyo Maxadweynaha.xagee wax kabilaaba. ama Xildhibaanadii uu si kugu yeerayaa mise Hogaamishaasa hobeyasan ee magalada muqdsiho uu ka dhaadhi cinayaa heshiiska waxa uu yahay, Aya doo labada masuul markii ay heshiiska qalinka ay u doogayeen sheegay in midba mid kakale uu kalsooni uqabo meesha ay kala yimaadeen oo kala ah Jowhar Iyo Muqdisho.

C/llaahi Axmed "boore"