|
banadir.com April 19
War galabta ka soo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ee
KMG ayaa daboolka ka qaaday in Berito la siin doono Xubnaha Xildhibaanadda Baarlamaanka iyo Xukuumadda Mushaharkii ugu horeeyay ee ay qaataan Labada gole.
Warku wuxuu intaasi raaciyay in Xukuumadda federaalka ay beryahan ku howlneyd, haatana uu marayo heer gabgaba ah Diyaarinta Miisaaniyadda Dowladda dhexe,tan Maamuladda Gobaladda iyo mid ku wajahan meeleynta Ciidamada Maleeshiyaadka iyo Ciidankii hore ee Qalabka siday.
AFHAYEENKA DOWLADDA
CABDIRAXMAAN DIINAARI
|