Nairobi
(AFP) 15th May 2002
Some
ten thousand Somali civilians,mostly women and children,
have fled fresh fighting in their country to Kenya over
the past week,the UN Refugee Agency said Monday.
UN
High Commissioner for Refugees (UNHCR) spokesman Jonathon
Clayton said that the refugees were now in the border town
of Mandera.
Somalis
first began pouring into Mandera on last April and their
numbers have since been growing on a daily basis .
"
We thought that the skirmishes in April were localized and
would end after a ceasefire, but the hostilities continued
unabated and the refugees might stay here for a while,"
said Clayton .
The fighting in Somali's Gedo region ,bordering Ethiopia
and Somalia, involves rival factions of the Somali National
front .
Ciidamada
Ethiopia oo soo weeraray Buulo-Xaawo !
Mogadishu,15th
May 2002
Wararka
Muqdisho ka soo gaaray maanta magaalada Buulo-Xaawo ayaa
sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia ay weerar
ku qabsadeen magaalada Buulo-Xaawo ee ku taala xadka labada
dal ee Somalia/Ethiopia, kadib markii ay u adeegsadeen weerarkaa
madaafiicda Goobta iyo Gawaarida Gaashaaman .
Waxaa
kaloo ay wararku sheegeen in ay u qaxeen dhanka Kenya dhamaanba
dadkii deganaa magaalada oo u badan haween iyo caruur, magaaladana
ay guud ahaanba gubaneyso .
Dadka
ilaa iyo iminka la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarkan
waa 11 qof , iyadoo sida la sheegay ciidanka Ethiopia ay
nolol ku qabteen, kaxeysteena Guddoomiyihii Magaalada Buulo-Xaawo
.