Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


SHIR JARAA'ID : Midowga Maxkamadaha Oo Sheegay Inay Jiraan Abaabul Dagaal Oo ay Wadaan Isbaheysiga !

 

Mogadishu,11/04/2006 (Somaliweyn)

Midowga Maxaakamadaha Islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa'id ku qabtay xaruntooda, Warshaddii Caanaha ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha midowga maxkamadaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shirka jaraa`id ka hadlay isagoo ku nuux nuuxsday inaysan jirin wax waraaqo ah oo ay daadiyeen maxkadaha islaamiga, isagoo iska fogeeyay inay daadiyeen waraaqo ay ku qoran yahiin in maxaakiimtu diidan yahiin goobaha lagu qabanayo xuska Mowliidka Nebiga NNKH, iyo inay maxkamadaha islaamiga duulaan ku yahiin isbaarooyinkii isbaheysiga la dagaalanka argagixisada , Sheekh Shariif ayaa intaasi raaciyay in yahiin waraaqahaasi wax ay soo abaabuleen isbaheysiga sharta,waa sida uu hadal u dhigaye`.

"Anaga haddaan shacabka la hadlayno,waxaan kala hadlaynaa warbaahinta ee weligayn ma daadin waraaqo" , sidaas waxaa shirka jaraa`id ka sheegay Sheekh Shariif oo intaasi raaciyay inay ka filanayeen isbaheysiga inuu waxyaabahaas oo kale ay ku dhaqmaan, si ay shacabka u jahawareeriyaan .

“ Isbaheysigu waxay wadaan abaabul dagaal oo ay ku doonayaan inay dagaalo danbe dib uga huriyaan, baladkana ay uga ridaan dhibaatooyin kala duwan” sidaasna waxaa carabkiisa ku adkeeyay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay Guddoomiyaha midowga maxakadaha islaamiga Muqdisho .

ugu danbayntii Sheekh Shariif oo ka jawaabayay su`aal ahayd siday maxkamada u arkaan Olalaha in ciidamo shisheeye dalka la keeno,oo uu wado madaxweynaha dalka Ugandha Musevini ,Sheekh Shariif wuxuu taas kaga jawaabay inuu yahay Museveni gaal weyn oo cadaawad u qaba islaamka,lagana sugaynin wax islaamka u roon , wuxuu intaasi sii daba dhigay inaan loo baahnayn ciidamo shisheeye oo dalka la keeno.

Source:Somaliweyn


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright © 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->