|
Ku Maamulka Banaadir Web site
Ujeedo:
codsi ah in lageliyo waraaqdaan raaligelinta ah web siteka.
Waxay
air Somalia raali gelin u direysaa dhamaan rakaabkii saarnaa
dulimaadkii 8.7.200 kaa soo qorshihiisu markii hore ahaa in
uu ka soo dego Dubai markii danban ka soo degey sharja air
port.
Khaladkaa
waxaa lahaa bayloodkii diyaarad wadey oo isagu iskii isaga
go'aansadey in uu ka dego Sharja. Waxaa maamulka Air Somalia
aad uga xun yihii arrintaan u dhacaday sida lama filaanka
ah waxayna ku dadaalayaan in aysaan dhicin khalkaan oo kale.
Maamulku
wuxuu u balqaadayaa in uu u samayna doono adeegyo aad u sareey
oo raaligelin ah daweynihiisa sida tooskaa ah ugu duula.
Wuxuu
maamulku ogeysiinayaa dadweynah somaliyeed in waxa iska beley
duulimaadyadii shirkada aysaan jirin oo shirkaddu ka duuleyso
Dubai Airport sidii caadiga ahayad.
wixii cabasho ah fadlan nagal soo xadhiidha airsomal@emirates.net.ae
|