Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


DAGAALKA PUNTLAND OO SII FIDIYA !

 

Qardho, 30ka December 2002
By Banadir.com

Dagaal ba’an oo loo adeegsaday hubka cul-culus ayaa aroornimadii saaka oo Isniin ah( 30/12/2002 ) ku dhex maray maleeshiyo kala taabacsan Col. Cabdullahi Yuusuf iyo kuwa taageersan G/Sare Jaamac Cali Jaamac tuulada Jeedad oo u jirta qiyaastii 60 Km magaalada Qardha ee Gobolka Puntland .

Waxaana wararka ka imaanaya magaalada Qardho ay sheegayaan in Ciidanka Jaamac Cali Jaamac oo uu abaanduule u yahay General Cadde Muuse ay gacanta sare ku yeesheen dagaalkii maanta , iyagoo gacanta ku dhigay hub ,saanad iyo maxaabiis , walow ay labada dhinacba soo gaareeen dhimasho iyo dhaawac badan .

Waxay kaloo wararku sheegayaan in Col. Cabdullahi Yuusuf Axmed uu iminka ku sugan yahay tuulada Xamdu-lilaahi , isagoo ka dhowraya magaalada Boosaaso ciidan hor leh , si uu u soo ceshado libta maanta laga helay . Waxaana hubaal ah xeeladda dagaal ee uu u adeegsaday General cadde Muuse iska hor-imaadkan inuu ahaa mid difaac u badan oo meelmar noqday .


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright © 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->