Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


Golaha Maxaakimta Iyo Dowladda Norway Oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Qaxootiga Norway.

 

Wargays kasoo baxa dalka Norway oo laga aqrisan karo Aftenposten ayaa qoray in sarkaal ka mid ah Waaxda Socdaalka ee Dalka Norwey uu sheegay iney xaalada amaan ee gobolada dhexe iyo koonfurta Soomaaliya aad u wanaagsanaatay isla markaasna ay hey'adiisu ay go'aansatay iney qaxootigaasi dalkooda dib ugu celiso si qasab ah, warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inuu jiro heshiis hoose oo ay la gaareen qaar kamid ah madaxda golaha Maxaakimta Somaliyeed, heshiiskaas oo nuxurkiisu yahay in dowladda Norway ay kusoo celiso dhulka ay gacanta ku hayaan Maxaakimtu qaxooti Somaliyeed oo sharci looga diiday Norway kuwaasoo tiradoodu la sheegay iney dhan tahay 150 qof.

Badalka heshiiskaasna lasiin doono golaha maxaakimta deeq dhaqaale oo mucaawino ah.

Qareenada u dooda qaxootiga mid ka mid ah oo magaciisa la yiraahdo Mr. Andreas Furuseth oo ka socda hey'ada Refugees Advocacy Group NOAS, ayaa sheegay inuusan ku qancin talabada lagu celinaayo qaxootiga isla markaasna ay Maxkamdaha dalkaasi ee racfaanka hor geyn doonaan dacwadaas. Soomalidaan qaxootiga ah ayaa la soo marin doonaa Nairobi iyo Dubai.

Heshiiskaan ayaa waxaa qayb ka ah shirkadaha diyaarada Somalida oo laga rabo inay dadkaas ka qaadaan Dubai iyo Nairobi kadibna ay ku daadiyaan garoonka Muqdisho, waxaana qeybtii ugu horeysay la filayaa iney maalmaha soo socda gaaraan magaalada Muqdisho.

Horey ayaa heshiis noocaan ah ay dalal ka mid ah kuwa Yurubta ay la gaareen Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwasoo si qasab ah looga dejiyay garoonada diyaaradaha ee degaanadaasi.

Sidoo kale dowladda Biljim ayaa wada heshiis noocaan oo kale ah. Hay'adda UN ka u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa ku tilmaantay heshiiskaas mid meel ka dhac u ah xuquuqda qaxootiga aduunka.

Wali wax jawaab ah kama aysan bixin madaxda golaha Maxaakimtu heshiiskaan jiritaanka wararkaan.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->