1) Sh.
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) - Wasiirka Garsoorka.
2) Ismaaciil
Hurre Buubaa - Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga.
3) Xuseen
Maxamed Ceydiid - Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Ra'iisal Wasaare ku
Xigeen.
4) Barre
Aadan Shire (Hiiraale) - Wasiirka Gaashaandhiga.
5) C/lalahi
Cabdi Garuun - Wasiirka Amniga Qaranka.
6) C/llaahi
Sheekh Ismaaciil - Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka
ahna Ra'iisal Wasaare ku Xigeen.
7) Xasan
Maxamed Nuur Shaatigaduud - Wasiirka Maaliyada.
8) Xuseen
Ceelaabe Faahiye - Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka.
9) Fowsiyo
Maxamed Sh Xasan - Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Qoyska.
10) Saalim
Caliyow Ibrow - Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
ahna Ra'iisal Wasaare ku Xigeen.
11) C/qaadir
Nuur Caraale - Wasaarada Beeraha.
12) Xasan
Abshir Faarax - Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda.
13) C/llaahi
Yuusuf Maxamed - Wasiirka Betroolka iyo Tamarta.
14) Maxamed
Maxamud Guuleed (Gacmadheere) - Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta.
15) Cali
Ismaaciil Cabdi (Giir) - Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda.
16) Maxamed
Ibrahim Xaabsade - Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.
17) C/llaahi
Axmed Afrax - Wasiirka Ganacsiga.
18) Maxamud
Salaad Nuur - Wasiirka Macdanta iyo Biyaha.
19) C/raxmaan
Cabdi Waare - Wasiirka Waxbarashada.
20) Mowlid
Macaane Maxamed - Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga.
21) Saalax
Cali Faarax - Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha.
22) Cabdi
Maxamed Tarax - Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.
23) Maxamed
C/llaahi Kaamil - Wasiirka Warshadaha.
24) Sh.
Xasan Ismaaciil Bile - Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
25) Cali
Axmed Jaamac Jingili - Wasiirka Warfaafinta.
26) Saciid
Xasan Shire - Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta.
27) C/casiis
Sheekh Yuusuf - Wasiirka Caafimaadka.
28) Maxamud
C/llaahi Jaamac (Sifir) - Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha
Dibada.
29) Xuseen
Maxamud Sh Xuseen - Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare.
30) Cali
Maxamed Maxamud (Xareed) - Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta.
31) Maxamed
Maxamud Xeyd - Wasiirka Deegaanka.
Wasiiru
dowleyaasha.
1) Maxmud
Sayid Aadan - Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha.
2) Sh.
Aadan Madeer - Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka.
3) Khadiijo
Maxamed Diiriye - Wasiiru Dawlaha Warfaafinta.
4) Cabdalla
Boos Axmed - Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda.
5) C/kariim
Axmed Cali - Wasiiru Dawlaha Maaliyada.