Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


Qurbajoog Soomaliyeed u ambabaxay Muqdisho si uu u mataaneeyo labada magaalo ee Toronto iyo Muqdisho

 

Nairobi 12/08/2011
By Banadir.com

Waxaa magaaladda Nairobi soo gaaray Mudane Hilowle Abukar Mohamed oo ka mid ah qurbajooga Soomaliyeed ee ku nool magaaladda Toronto ee wadanka Canada. Mudane Hilowle Abukar oo socodkiisa ku soo aaday waqti xasaasi ah oo Caasimadda Muqdisho ay ka jiraan Isbadalo iyo dhibaatooyin badan oo dhinac kasto leh, ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato Madax Dhaqameedyo, Madaxda Gobolka iyo Madaxda Sare ee Dowladda Ku Meelgaarka si uu qayb uga qaato dib u dhisidda Caasimaada iyo Mataanayta Magaalooyinka Toronto iyo Muqdisho.

Mudane Hilowle Abukar (Shiino) oo berisimaadka ka soo shaqeeyey Wasaaradii Dalxiiska, Safaaradahii Soomaliyeed ee Roma iyo New York, muddooyinki dambana kala soo shaqeeyay barnaamijyadda Adeega Bulshada East African Community Duqii hore ee Magaaladda Toronto Mayor David Miller, ayaa laga filayaa inuu ka mid noqdo qurbajooga naftooda u soo huray dib u dhisidda Wadanka gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.

Mudane Hilowle Abukar Mohamed

Mudane Hilowle oo hadda ah Director-ka Guud ee Riverdale East-African Canadian Association( NGO ka dhisan Barriga Magaaladda Toronto) una adeega Bulsaha weynta East African Community, qibradna u leh howlaha u adeega Bulshada, kagana qayb galay tababaro, kuna mudaystay Shahaadooyin, ayaa bulsha weynta Soomaliyeed ee Muqdisho ay ka dhowrayaan inuu ku biiriyo qibradiisa dib u dhisidda iyo nolol ku soo celinta Caasimadda Muqdisho.

 


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->