Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


PROFESSOR GEEDI : BEESHA CAALAMKU WAXAY LA SHAQEYNAYSAA DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIA !

 

Nairobi,10ka September 2005
By Banadir.com

Ra'iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ku tilmaamay been aan raad lahayn warar loo nisbeeyay in laga soo xigtay doraad kulan ay ku yeesheen Muqdisha xidhibaano ka tirsan labada gole oo Baarlamaanka iyo Xukuumadda, taas oo ku xiriirsanayd xaaladda ka jirta caasimada ee ku wajahan xaruunta kmg ah ee Dawladda ee Magaalada Jowhar.

" Wax xiisad ah oo ka jirta Muqdisha iyo jowhar midna ma jirto , cid ku kulantay Muqdisha oo aan ka warqabo ma jirto, ciidan abaabul oo laga wado laba magaalane ma maqlin, cid ka soo baxday dalka oo aan la socdana ma ogi " Sidaas ayuu sheegay Prof. Cali Maxamed Geedi, mar uu shalay ugu waramayay magaalada Nairobi Weriye Axmed Idaa-Waqaca .

Beesha Caalamka iyo Ururada Dawliga ahba waxay la shaqeynayaan, oo ay taageerayaan shacabka iyo dawladda KMG ah ee Soomaaliya, ayuu raaciyay hadalkiisa Prof. Geedi, isagoo sii carabaabay inay nasiibdarro tahay maanta xubno isku sheegaya inuu ka tirsan yahay dawladda inay ku baaqaan inay dalka ka baxaan Hay'adaha Dawliga iyo Diploomaasiyiinta u yimid u-gargaarka shacbka Soomaaliyeed.

Siyaasadda Dawladdu waa aas-aaska ciidamo qaranku leeyahay oo suga nabadgelyada,soona celiya kala danbeynta dawladnimo. Gobolada dalka oo dhana waa ay ka qayb qaadan doonaan dhismaha ciidamada qaranka, ayuu ku soo gebegebeeyay hadalkiisa Ra'iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Prof. Cali Maxamed Geedi .


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->