Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


GUUL QARANKA SOOMAALIYEED U-SOO HOYATAY DOORASHADA MADAXWEYNE FARMAAJO !

 

Faallo: (Feb 08 2017) - Guushii taariikhiga ahayd ee Musharax Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “ Farmaajo” uu ka helay kalsoonida mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed tartankii madaxtinimo, ee lagu qabtay magaala madaxda dalka ee Muqdisho maanta oo Arbaca ahayd, kuna beegnayd 8da February 2017, waa mid si dhab ah ugu tarjumeysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan.Wuxuu ahaa loolan aad u adag, oo ay ku baratayeen in ka badan labaatan mushrax, oo matalyay qaybaha kala duwan ee uu dalka ka kooban yahay - kuwaas oo dhamaantood ay himaladoodu ahayd inay wax taraan dadkooda iyo dalkooda, waxna ka bedelaan habka maamul ee uu dalka ku hogaaminayay Madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheikh Maxamuud afartii sano ee la soo dhaafay.

 

Waxaa marag ma-doonta ah, si aad ahna looga dheregsan yahay wax qabadkii dhan walba ah ee Mudane Farmaajo u-soo qabtay qaranka, markuu ka mid ahaa saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee maamulkii Madaxweyne Siyaad Barre iyo markii danbe ee loo magacaabay mansabka Madaxda Golaha Wasiirada xiligii Madaxweyne Shiekh Shariif Sheikh Axmad iyo tanaasulaadkii uu u-sameeyay oofinta danta qaranka darteed iyo soo celinta amniga iyo kala danbeynta.

Waxaanu ku hanweynahay inuu Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” la imaan doono isbedel dhan walba ah oo saameyn horumar wata u-horseeda qaranka Soomaaliyeed, haday noqon lahayd sare u-qaadidda maciishada dadweynaha iyo horumarka dhaqaalaha oo saldhig u-ah abuurista shaqo ee dhalinyarada, adkeynta iyo sugidda nabadgelyada dalka iyo wax wada qabsi ku dhisan cadaalad oo lala wadaago wadamada deriska la ah Soomaaliya iyo xiriirinta qaramada Midoobay iyo Hay’adaha kale ee caalamiga ah.Waxaan u-rajeynaynaa Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “ Farmaajo” guul wacan,ShacabkaSoomaaliyeedna barwaaqo, bashbash, nabad iyo midnimo .

Waxaan leenahay Madaxweynaha cusub garabkaaga ayaan joognaa, diyaarna waan kuu nahay.


By : Ex-Diplomaasi Xuseen Maxamuud Maxamed ( Xuseen Dheere ) - hmmulus@hotmail.com


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->