|
Madaxweynaha
DKG oo Hortiisa lagu Dhaariyay Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub
1. Dr. Maxamuud Faarax Cumar “Indhabuur”
- Was. Caddaladda, Awqaafka iyo Arrimaha Diinta.
2. Dr. Daahir
Sheekh Maxamed “Daahir Dayax”,
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga.
3. Danjire
Yuusuf Xasan Ibrahim,
Wasiirka Arrimaha Dibadda.
4. Jeneral
Cabdulwahaab Maxamed Xuseyn,
Wasiirka Gaashaandhigga.
5. Dr. Xuseyn
Maxmuud Sh. Xuseyn,
Wasiirka Maliyadda.
6. Dr. Xuseyn
Ceelaabe Faahiye,
Wasiirka Qorshaynta iyo Inkaashiga Caalamiga.
7.Dr. Sayid
Axmed Sh. Daahir,
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha..
8.Dr. Yuusuf
Macllin Amiin “Baadiyow”,
Wasiirka Warshadaha.
9.Dr. Axmed
Maxamed Xanndulle,
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha.
10,Dr. Maxamed
Warsame Cali,
Wasiirka Hawlaha Guud.
11.Dr. Cabdi
Gulled Maxamed,
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.
12.Dr. Cabdiwali
Jaamac Warsame,
Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha.
13.Ing. Cabdicasiis
Sheikh Mukhtaar,
Wasiirka Seyniska iyo Teknolojiyada.
14.Prof. Cabduraxman
Aden Ibrahim “Ibbi”,
Wasiirka Warfaafiinta.
15.Dr. Maxamed
Nuuraani Bakar,
Wasiirka Caafimaadka.
16.Dr. Xuseyn
Maxamed Cusmaan”Junbur”,
Wasiirka Waxbar. Iyo Barbaarinta.
17.Dr. Sakariya
Maxamuud X. Cabdi,
Wasiirka Tacliinta Sare.
18.Mudane
Cabdullahi Maxamed Shirwac,
Wasiir Shaqada iyo BadbaadadaShaqaalaha.
19.Dr. Cabdulcasiis
Mukhtaar Qariidi,
Wasiirka Dhallinyarada iyo Sbortiga.
20.Dr. Maxamed
Nuur Jilley,
Wasiirka Dawladaha Hoose.
21.Dr.Xasan
Faarax Xujaale,
Wasiirka Dalxiiska iyo Badbaadada Duur-Joogta.
22.Mudane
Cumar Xaashi Aaden,
Wasiirka Lacagta.
23.Dr. Maxamed
Meydhane Buraale,
Wasiirka Dib-u-Heshiisiinta iyo Xallinta Khilaafaadka.
24.Dr. Cali
Cabduraxman Xersi,
Wasiirka Dastuurka iyo Federaalka.
25.Dr. Abuukar
Cabdi Cusmaan,
Wasiirka Bi’ada iyo La-dagaalanka Nabaadguurka.
26.Dr.ssa
Seynab Aweys Xuseyn,
Wasiirka Haweenka iyo Qoyska.
27.Mudane
Cali Mursal Maxamed,
Wasiirka Hiddaha, Dhaqanka iyo Fanka.
28.Dr. Cabdulqaadir
Aw Yuusuf Maxamed,
Wasiirka Dhib-u-dhiska iyo Guriyeenta.
29.Ing. Cabdulqaadir
Maxamed Cabdulle “Madaxey”,
Wasiirka Arrimaha Naafada Iyo Dhaqancelinta.
30. Dr. Saciid
Warsame Abokor,
Wasiirka Tamarta iyo Korontada.
31. Mudane
Axmed Cabdullahi Jaamac “Daakir”,
Wasiirka Arrimaha Jaaliyadaha Dibadda iyo Qaxootiga.
.
|