|
Waxaa
Magaaladda Maalmahaan imanayay Ciyaartooy ka kala timid Yurub
iyo USA, (Holland, Ohio, Washington Dc, Atlanta Minnesotta)
, waxayna marti u yahiin Naadiyadda Toronto ka dhisan, sida
Banadir, Iftin North Star Madiino, Somali United , Somali
Star, and Soyat. Magaaladda Toronto oo runtii laga dareemay
in isbedel xoog leh ka jiro maalmahaan dhaqdhaqaaqa xagga
Soomaalida oo runtii heer sare ah is jeclaan iyo wajiyo runtii
ka muuqdo farxad iyo reyn reyn .
Gudiga
Abaabulka Sport ee Toronto oo weli dadaal ugu jiro inay wax
ka badalaan Maamulka ayaa waxay abuurtay in Soomaali oo idil
hal meel isugu timaado, taaso soo celisay dad badan oo runtii
sportiga ilooway kolkii kala qaybsameen qabiil Sanadkii 1997.
Soo dhaweyn
heer sare ayaa Toronto ka muuqato Ciyaartooy ka wada timid
yurub iyo USA oo loo wada balan qaaday hooy iyo cuno free
sida Banadir Restaurant, Wagad Restuarant. waxayna wada degan
yahiin guryo loo ijaaray, kuwa waxay la seexdaan saaxiibadooda.
Maanta
waxaa u dabaaldegnay maalinta Xornimadda July 01 oo la qabtay
tartan kubadda cagta ee Ciyaartooyda Washington Dc iyo Xulkii
Hore ee Soomaaliya Iyo Seria A. Toronto. Waxaana ka soo qayb
galay Dadweyno runtii aad iyo aad u badan Ciyaarta waxay ku
dhamaatay Rigore oo ay ku badisay Kooxda Washington Dc. Somali
Week In Toronto oo runtii looga wada yimid Aduunka oo dhan
ayaa waxay cayaarahaan si habsame ah uga dhicdoonaan "Centenial
Park".
Isku
aadka ciyaaraha kubadda cagta ee tobobaadka soomaaliyeed ee
2001
| GROUP
A |
GROUP
B |
GROUP
C |
GROUP
D |
|
MINNESOTA
|
ATLANTA
|
COLUMBUS
|
HOLLAND
|
|
IFTIN
|
BANADIR
|
N.
STARS
|
WASHINGTON
|
|
SOMALI.
U.
|
MADINA
|
SOYAT
|
S.
STARS
|
|
ISKU
AADKA HORE IYO QUARTERFINALS
|
|
JULY
03 TIME 6:45 PM
BANADIR VS MADINA
|
JULY
03 TIME 8:45 PM
IFTIN VS SOMALI UNITED
|
|
JULY
04 TIME 6:45 PM
S. STARS VS WASHINGTON
|
JULY
04 TIME 8:45 PM
SOYAT VS COLUMBUS
|
|
JULY
05 TIME 6:45 PM
ATLANTA VS MADINA
|
JULY
05 TIME 8:45 PM
S. UNITED VS MINNESOTA
|
|
JULY
06 TIME 6:45 PM
N. STARS VS COLUMBUS
|
JULY
06 TIME 8:45 PM
WASHINGTON VS HOLLAND
|
|
JULY
07 TIME 6:45 PM
IFTIN VS MINNESOTA
|
JULY
07 TIME 8:45 PM
BANADIR VS ATLANTA
|
|
JULY
08 TIME 6:45 PM
SOYAT VS N. STARS
|
JULY
08 TIME 8:45 PM
S. STARS VS HOLLAND
|
|
JULY
09 TIME 6:45 PM
A1 VS B2
|
JULY
09 TIME 8:45 PM
B1 VS A2
|
|
JULY
10 TIME 6:45 PM
C1 VS D2
|
JULY
10 TIME 8:45 PM
D1 VS C2
|
|
SEMIFINALS
|
|
JULY
12 TIME 7:00 PM THE WINNER OF (A1 VS B2) VS THE WINNER
OF (D1 VS C2)
|
|
JULY
13 TIME 7:00 PM THE WINNER OF (C1 VS D2) VS THE WINNER
OF (B1 VS A2)
|
|
FINAL
|
|
JULY
15 TIME 7:00 PM THE WINNER OF JULY 12 VS THE WINNER
OF JULY 13
|
|