|
banadir.com
Caaqil Mudane Cali Ameriko oo ku sugan wadanka Kanada iyo caruurtiisa ayaa waxay u hambalyeenayaan Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamud Xasan Cali (Cadde).
Waxaan u rajeeneynaa in Guddoomiyaha cusub uu u soo celiyo nabadgelyo, sharaftii iyo karaamadii Gobolka Banaadir uu lahaa asagoo kaashanaayo dadweynaha Gobolka iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya uu hoggaaminaayo Prof. Cali Maxamed Geedi.
Dadweynaha Gobolka Banaadir waxaa sidoo kale u soo jeedineenaa inay ka faa’iideestaan fursdaddan oo ay ku soo celiyaan nabaddi iyo sharaftii Gobolka Banaadir si uu u noqdo meel ay Soomali ay ku dayato oo ayna la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamud Xasan Cali (Cadde).
Hambalyo…Hambalyo..Hambalyo!!!!
|