|
banadir.com - By Asad Nur Maxamed
Wararka ka
imaanaya shirka Nairobi ee lagu dooranayo Maxadwayne Somakiya
ayaa Cabdiqaasim Salaad iyo Abdirahman Jamac Barre ka baxeen
tartanka Wareegiisa labaad.
Sidoo
kale waxaa isna Baarlamaanka hortiisa ka cadeeyay inuu ka
tanaasulay loolankii jagada madaxweynaha soomaaliya C/raxmaan
jaamac Barre, wuxuuna balan qaaday inuu la shaqeyn doona cid
kasta oo ku soo baxda.
Waxaa
kaloo ka tanasulay Enj. Caddow oona sheegay in uula shqeyn
doono cadii ku guuleysatay jagada madaxweynanaimada.
Mudane
Qaasim ayaa hadal dheer ka jeediyay Baarlamaanka wuxuuna sheegay
in Ninkii la doorta uu xilka ku wareejin doona, wuxuuna caddeeyay
inuu la shaqeyn doona madaxweynaha cusub.
|