|
Jaaliyadda Mudullood oo ku sugan waddanka dibaddiisa waxay cambaareyn dusha uga tuuraayaan labada garab ee ku dagaalammaaya magaalada Muqdisho khaasatan xaafadda boondheere iney si shuruud la’aan ah dagaalka ku joojiyaan.
Dhammaan duubabka, culumaa-uddiinka siyaasiyiinta, waxgaradka iyo ganacsatada Beesha Mudullood oo ku sugan waddanka gudihiisa waxaan ka codsanaynaa inay arrintaas si deg-deg ah wax uga qabtiin in ILAAHAY UU WAX IDINLA QABTO.
Wabillaahi-Tawfiiq
|