Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


BAAQ LA XIRIIRA KU-QABASHADA SHIR WEYNE QARAN DALKA GUDIHIISA !

 

Mogadishu,30th March 2003,
By Banadir.com

Kulan shalay lagu qabtay degmada Deyniile ee magaalada Muqdsiho oo ay ka soo qayb galeen qaar ka tirsan hogaamiya kooxeedyada (Group 8) iyo Madaxda Dawladda KMG ah Cabdiqassim Salaad Xasan oo la xiriiray aayatiinka Xukuumadda KMG ah oo waqtigeedu gabaabsi yahay iyo waxa laga yeelayo oo la gudboon, mar hadii ay caddaatay in Soomaalidu mar kale ku fashilmeyn shirkii nabadeynta ee uga socday dalka Kenya .

Hogaami kooxeedyada halkaa ku kulmay oo ay ka mid ahaayeen Maxamed Qanyare Afarx, Cusmaan Xasan Cali Caato, Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo Yuusuf Mire Seeraar waxaa ay hadalkooda ku soo bandhigeen in loo baahan in la tixgeliyo baaq uu Cabdiqassim Salaad Xasan hore u soo jeediyay oo ku saabsanaa in Soomaalidu isugu timaado shirweyne dalka gudihiisa lagu qabto . Goobta lagu qabanyo iyo kooxaha loogu yeerayo iyo cidda martigelinaysa shirka noocaas ah, hadiiba uu suurtagal noqdo, laguma sheegin hadalkooda, Waxaase jirta oo cid kasta u muuqata mudada uga hartay cimriga Dawladda KMG ah oo ka yar shan bilood, oo iminka la moodo in Hogaamiye Kooxeedyada qaarkood ay ka welwelsan yihiin .

Waxay hogaamiye kooxeedyada ku kulmay kulankaa ku heshiiyeen sida ay lama huraan u tahay dhismaha gobolka banadir iyo adkeynta nabadgelyada magaala madaxda Muqdisha, taas oo ka tarjumeysa heshiiskii ku dhexmaray kooxada Soomaalida magaalada El-Doret ee dalka Kenya dhamaadkii sanadkii tagay ee 2002 . Waxay kaloo si gaar ah u carabaabeen, una aqoonsadeen dowrka muhiimka ah ee bulshada u dhalatay magaala-madaxda ku leeyihiin maamulka Gobolka, hadii la doonayo nabad waarta oo saldhig u noqota dhismaha Dawlad Soomaaliyeed oo mideysa shacabweynaha.

Sida la ogsoon yahay, Madaxda Dawladda KMG ah Cabdiqassim Salaad Xasan ayaa beryahan waday barnaamijyo uu ku qaabilayo Hogaamiye Kooxeedyada Muqdisha qaarkood, taas uu uga gol leeyahy sidii uu uga dhaadhicin lahaa qorshahiisa la xiriira qabashada shirweyne qaran oo Soomaalidu leedahay oo dalka gudahiisa ka dhaca. Waxaana jirta inay dhowaan is-arkeen Mudane Cali Mahdi Maxamed oo ka mid ah odoyaasha qadarinta leh ee ka soo jeeda Bahda Mudulood, siyaasadda Soomaaliyana wasni weyn ku leh .


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright © 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


Max'ed Xuseen Gudbaaye ' waa in sida ugu dhaqsiyaha badan maxkamad Islaami ah looga furayo degmada Balcad '
Cadowgaaga Cadowgiisa waa saaxiibka , waxaan maxkamada heshiiska ula galnay , in ay ka horyimaadeen hogaa miye kooxeedyada uu wadanka ka degi la,aa 15kii sano ee la soo dhaafay iyo in aysan ahayn dad xukun doon ah , anigana waxaan ku howlgalaya qorshaha DFS.
Kutubkaan la magacbaxay  - Ka qancinta mu'miniinta barakaysiga dadka wanaagsan -  waxaa qoray Sh. Cusmaan Sh. Cumar Sh. Daa'uud oo ku magacdheer Sh. Cusmaan Xiddig.
Waxaa maanta shir jara'id qobtay Cilmi Cismaan Boqore waxaanauu ka hadlay dhibaatada ka jirta Muqdisho ... BALCAD (TAY-TAYLEEY) Waa Magaalo Qadiim ah! Dood furan oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha G/banaadir ,ku xigeennadiisa iyo dhaq-dhaqaaqa ururrada bulshada rayidka ah ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Hotel Ramadan INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN  Tacsi: Marxuum Cabduqaadir Yaxya Cali Waraysigii  Siyaasi Abdulahi Shiikh Xasan oo ku saabsanaa Xeridiisii iyo Socodkii uu ku tagay Puntland M.M.AFRAH - JOURNALIST OF THE YEAR 2005 Editorial: Simple Solution: No to Ethiopians, Yes to AU troops Press Release - Pan-Somali Council for Peace and Democracy (ISRAACA) - Neutral Peacekeepers Should Be Sent to Somalia Somali-Canadian Working Group for New Generation (SCWGNG)
&
Somali Sports & Cultural Association (SOSCA) Invites You - Black History Month Waraysigii Raisul Wasaraha jamhuuriyadda Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi Profile: Ali Mohamed Ghedi r Waraysi - Shariif Xasan - Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya.
The Centre for Research & Dialogue (CRD)
The Somali-Canadian Working Group for New Generation