|
Mogadishu,14/12/2012
By Banadir.com
Magacyada Wasiiru dowlayaasha:-
1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Adeega bulshada.
Magacyada Wasiir kuxigeenada :-
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2- Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3- Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4- Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5- Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6- Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7- Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8- Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9- Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10- Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka Cadaalada
11- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12- Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13- Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14- C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15- Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16- C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17- C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18- Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19- C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20- Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
|